
15th November 2025 admin Category :
Abdirisaaq Mohamed Saleebaan ayaa tooreey ku dilay Allaha u naxariisto ee Falus Ali magaaladda Saint Cloud ee gobolka Minnesota .
Allaha u naxariisto ee Falus Ali ayaa la sheegay in ay Uur Labbo bilood ah lahayd, waxayna u dhimatay dhaawac baddan oo ka soo gaadhay mindi uu marar baddan la dhacay Abdirisaaq Mohamed Saleebaan







