
10th November 2025 admin Category :
MADAXWEYNAHA MARAYKANKA OO SHEEGAY INUU MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA KA CODSADAY INUU ILHAAN CUMAR SII KAXAYSTO.
Madaxweynaha Maraykanka aTump ayaa sheegay inuu madaxweynaha Soomaaliya ka codsaday inuu sii kaxaysto ILhan Cumar, hase ahaatee ugu jawaabay dooni maynao.
Xildhibaan Ilahaan Cumar, oo ka jawaabaysa hadalka Trump ayaa sheegtay inuu horay u dafiray in Soomaaliya madaxweyne leedahay oo hadda sheekooyin abuuranayo cidna lama xiriirin ee waa dabaal maangaab ah oo beenaale ah, ceebtan soconaysa e ceebaysay Maraykanka yaan cidna rumaysan
NEW: President Trump says he offered the head of Somalia to take Rep. Ilhan Omar back home.
— Collin Rugg (@CollinRugg) September 25, 2025
“I suggested maybe he’d like to take her back… He said, ‘I don’t want her.’”pic.twitter.com/AKFBhEmbfV
From denying Somalia had a president to making up a story, President Trump is a lying buffoon. No one should take this embarrassing fool seriously https://t.co/cldRS1AkWU
— Ilhan Omar (@IlhanMN) September 25, 2025







