
15th July 2026 admin Category :
Cabdirashiid oo sheegay inuu u abaal celinayo Culusow iyo villa Soomaaliya
Madaxweyne ku xigeenka loo doortay maamulka Khaatumo Cabdirashiid Jibriil, oo intaan laga baacsan gobolka Sanaag si hoose maleeshiyaad ay lacgtooda bixinayso Dawladda Federaalka uga qoranyey gobolka, ayaa hadda balan qaaday inuu abaal gudayo Villa Soomaaliya, isaga oo ay garab taagan yihiin mulkiilayaasha Khaatumo ee Firdhiye iyo Fahiimo.







