Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Safiirkii hore Turkiga ee Soomaaliya “Isaaqland ma noqon karto dowlad madax banaan Hadii qabiil walba dawlad lahaan karo Afrika waxay yeelan laheyd 500 dal “. …

27th November 2026 admin
Odayaasha Hawiye ayaa taageero u muujiyey hogaamiyahooda Xasan Culusoow. Odayaashii beelaha Hawiye ee aamusnaa intii uu madaxweyne Culuoow oo hogaamiyahooda ah dalka hogaaminayey ayaa hadda taageero ku siiyey bililiqada iyo dhaca dhulka uu ka wado magaalada mudisho. War saxaafadeedkan ayaa …

27th November 2026 admin
MADAXWEYNAHA OO KULAN LA QAATAY BEESHA MAXAMUUD HARTI (WARSANGELI). Boosaaso: 20 August 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirisaaq Axmed Saciid, ayaa kulan la qaatay Wafdiga Dhaqanka ee Gobollada …

27th November 2026 admin
Dhismaha Mashruuca Ceeldaahir ceerigaabo oo ah Mashruuca Ugu weyn dhinaca Jidadka Ee laga hirgelinayo Puntland Ayaa usocda Si habsami leh si aanu wax uga ogaano ayaa warbaahinta Dowladda Puntland waxay Booqatay Dhismaha Wadada Ceeldaahir ceerigaabo. …







