Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Maxay Pakistan u sameysay talis cusub oo militeri? Kooxihii reer Maakhir ee ka barkacday gobolka Sanaag, ee hadda ku sugan Laascaanood ayaa u kla qaybsamay Cumar iyo Dubeys. Waxaana kala qaybintan bilaabay kooxda madaxweyne ku xigeenka doonaysa. Wasiirka federaalku shaqo …

27th November 2026 admin
Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, eheladii, Caruurtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Prof: Maxamed Siciid Maxamed Gees oo maanta Cariga Maraykanka ku geeryooday. Marxuum Maxamed Siciid Maxamed Gees, waxaan Allah uga …

27th November 2026 admin
Boqolaal ka mid ah taageerayaasha Omar Fetah ayaa isugu soo baxay magaalada Minneapolis …

27th November 2026 admin
M. Culusoow iyo beelaha Hawiye oo dabaal degaya gudoonka Khaatumo ay ku guulaysteen. Xildhibaannada dowlad goboleedka Khaatumo ayaa maanta u dooratay guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaas Aadan Cabdullaahi Aw-xasan oo ka soo jeeda beesha Fiqi shini ee Hawiye ee ka degta waqooyiga …







