
16th November 2025 admin Category :
Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, eheladii, Caruurtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Prof: Maxamed Siciid Maxamed Gees oo maanta Cariga Maraykanka ku geeryooday.
Marxuum Maxamed Siciid Maxamed Gees, waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah ka siiyo, Aammiin, Aammiin.
ALLSANAAG.COM







