16th November 2025  admin  Category :

Shacabka reer Badhameed ma horumar ayaa u soo kordhay mise Deni ayaa barakicinaya,

Qaar ka mid ah warxumo tashiilka iyo intaan horumarka iyo isbedel jeclayn ayaa suuq cusub ee loo sameeyey degmada Badhan ku sheegay in madaxweynaha Puntland Deni uu doonayo inuu dadka ku khasbayo inay ka guuran suuqoodii hore oo loo rarayo mid ka fog macaamiishooda

Inta badan siyaasiyiin dano gaar leh ayaa bulshada marin habaabiya oo jidkii toosnaa ka leexiya. Hooyooyinku khalad ma leh oo war been ah ayaa loo sheegay

Suuqa hoose waa kan ay putland u samaysay bulshada reer Badhameed

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*