16th November 2025  admin  Category :

Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland oo Howlgalo lagu xaqiijijinaayo amniga laguna daba joogo firxadka argagixisada Daac1sh ka sameeyay Buuraleyda ku Teedsan magaalada Bosaaso gaar ahaan Toga Girible iyo Gaaca ee Baalade.

Ciidanka oo ay Hogaaminaayaan Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Bari G/sare Cabdiqadir Jaamac Dirir, Taliyaha Birmad Booliiska G/le Cabdi Siciid Magli (Aasburo) iyo saraakiil kale ayaa kormeerkoodu daarnaa Xaqiijinta amniga ee Buuraha ku hareeraysan Magaalasa Bosaaso si gacanta loogu soo dhigo firxadka argagixisada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*