Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Xaaska madaxweynaha Faransiiska oo ‘xaaladdeeda ay kasii dartay’ kadib markii muuqaalka jirkeeda lagu maadeystay Gabadha ay dhashay Brigitte Macron ayaa u sheegtay maxkamad ku taal magaalada Paris in cagajuglaynta internetka ee dhanka jinsiga ay si xun u saamaysay caafimaadka iyo …

27th November 2026 admin
Turkiga iyo Imaaraadka ayaa dawladda Federaalka ah uga jawaabay dawarsi ay waydiisteen, Dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa dawladaha Turkiga iyo Imaraadka waydiistay inay ka caawiyaan Wasaaradda warfaafinta iyo bilicda Caasimadda Soomaaliya Muqdisho Labaddii dawladoodba baahiddii ay waydiisteen dawladda Soomaaliya waa ka …

27th November 2026 admin
Maxaad ka taqaanaa Paul Biya ninka haysta magaca hugaamiyaha ugu duqsan dunida ee maanta markii sideedaad xilka ku guuleystay? Paul Biya oo dib loo doortay ayaa ah hugaamiyaha ugu da’da weyn qaarada Afrika, waana ninka labaad ee ugu muddo xileed …

27th November 2026 admin
Raisul wasaare ku xigeenka labaad ee dalka Uganda Moses Ali oo d’adiisu tahay 86 jir ayaa mar labaad u tartamaya inuu noqo xildhibaan. Yoweri Museveni, madaxweynaha dalkaasi waa ku taageeray inuu ordo Yoweri Museveni, President of Uganda 🇺🇬, endorses 86-year-old …







