16th November 2025  admin  Category :

Turkiga iyo Imaaraadka ayaa dawladda Federaalka ah uga jawaabay dawarsi ay waydiisteen,

Dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa dawladaha Turkiga iyo Imaraadka waydiistay inay ka caawiyaan Wasaaradda warfaafinta iyo bilicda Caasimadda Soomaaliya Muqdisho

Labaddii dawladoodba baahiddii ay waydiisteen dawladda Soomaaliya waa ka soo

jawaaneen oo dawladda Imaaraaddku waxay ugu deeqday wasaaradda warfaainta Ssoomaaliya Kamarado kartoon ku jira oo ah nooca Panasonic ah oo ay wax ku duubtaan. Waxaana u gudoomay wasiirka warfaafinta Soomaaliya Da’uud Aweys

Sidoo kale codsigii dawladda Soomaliya ay Turkiga waydiisatay ee ahaa bilicda casimadda inay ka taageeraan ayaa dawladdasi ka soo jawaabtay oo waxay ugu deeqday dawladda Soomaaliya labo Gaari Dab demis oo Shiinaha ka jooga $96.000. Deeqdan ayaa iyadan waxa gudoomay Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Cali xoosh iyo Duqa Muqdisho Maangaab.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*