Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Mudaharaad ay ka qayb galeen malaayiin reer Kamaruun ah ayaa lagu xidhay Jidadka iyo xarumaha ganacsiga ee dalkaa iyadoo looga soo hor jeedo doorashaddii uu dhowaan ku guulaystay Paul Biya. Madaxweynha Cameroont, Paul Biya waa 92 jir. Gudoomiyaha Aqalka sare …

27th November 2026 admin
Khudbadda Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo caawa ka qeybgalay kulanka Bulshada iyo Police-ka. …

27th November 2026 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Bulshada Gobolka Nugaal kala qeybgalay kulan wacygelin ah oo ku saabsan Booliiska iyo bulshada, iyadoo caasimadda Garoowe ay kusoo wajahanyihiin Ciidanka Booliska cusub ee dhowaan kasoo baxay kulliyadda tababarka Booliiska ee …

27th November 2026 admin
Nin xaday qalfooftaan 60 sano ka hor ayaa haatan iska soo celiyay “Ma ahan wax aad filaneyso,” ayuu yiri Franz Zehetner, oo furay baakad xiran oo lagu soo hagaajiyay ciwanka kaniisadda St Stephen’s Cathedral ee ku taalla Vienna kaas oo …







