Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Dalka Namibia ee qaaradda Africa ku yaal waa dalka qura aduunka ee sedxda xil ee ugu sareeya ay hayaan dumar Madaxweynaha : Ndemupelila Netumbo Nandi-Ndaitwah Madaxweyne ku xigeen : Lucia Witbooi Gudoomiyaha Baarlamaankat: Dr. Saara Kuugongelwa-Amadhila, …

27th November 2026 admin
Xuska Habeenka Dhaqanka Soomaalidda oo lagu qabtay Magaladda Minneapolis. Sanad Guuradda 12aad Ee Madxadka Soomaalidda Minnesota. …

27th November 2026 admin
Ciidamada Puntland ee dagaalamaya buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa soo bandhigay nin ajnabi ah oo tirsanaa kooxda Daacish ee ku dhuumaalaysanaysa togga Baallade. Ciidamada ayaa sheegay in ninkan oo sheegtay in uu u dhashay dalka Sucuudiga laga qabtay inta …

27th November 2026 admin
Waa tuma Saamiya Xasan, madaxweynaha mar kale loo doortay Tanzania? Madaxweynaha Tanzania, Samia Suluhu Hassan ayaa guul weyn ka gaadhay doorashadii dalkaasi iyadoo heshay ku dhawaad 98% codadka, sida ay subaxnimadii maanta oo Sabti ah ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinku. “Waxaan …







