
12th August 2026 admin Category :
Dalka Namibia ee qaaradda Africa ku yaal waa dalka qura aduunka ee sedxda xil ee ugu sareeya ay hayaan dumar
Madaxweynaha : Ndemupelila Netumbo Nandi-Ndaitwah
Madaxweyne ku xigeen : Lucia Witbooi
Gudoomiyaha Baarlamaankat: Dr. Saara Kuugongelwa-Amadhila,







