11th November 2025  admin  Category :

Maxaa loo raali gelinayaa Haddii ayna caasimadda rabin

Caasimadda Puntland ee Garowe, ayaa noqotay magaalo afduub u haysta Puntland inteedii kale, taasina waxay keentay deeqihii caalamka oo nooc walba leh in Siyaasiyiinta iyo isimada Ciise maxamuud ee magaaladaas lagu maslaxo.

Deeq kasta oo ay reer Puntland guud ahaan helaan oo ay ugu danbaysay Gawaari Booliis iyo ciidan booliis oo latababaray, dhamaantood iyada oo hal gaari laga reebin ayaa Garowe loo diray iyada oo lagu raali gelinayo Mooryaan Xasan Abgaale iyo Suldaan Garaase

Siiyaasiyiintan reer Garowe iyo Isimadooda waa la saaxiib kuwa doonaya inay Puntland bur buriyaan oo ay ka mid yihiin Culusoowga Muqdisho, Firdhiyaha Laascaanood iyo Geelaha Jabuuti

Hadaba waxa is waydiin mudan Xasan Abgaal iyo Suldaan Garaase imisay reer Puntland looguhaynayaa afduubka oo Garowe dhismaysaa dhulka kalen gelin gelin noqonayaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*