Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Turkida aaminsan inay ninka madow ka caqli badan yihiin iyo Mooryaan ay adeegsanayaan ama tababarteen ayaa dabada ka riixaya wararka been abuurka ah ee la leeyahay Boosaaso ayuu ka soo degaan hubka lagu xasuuqayo reer Suudaan. ninkii caadaa ee argagixisada …

27th November 2026  admin  

Shil argagax leh : sidee ayey kaligeed ugu badbaaday diyaaraad lagu wada dhintay? nnette Herfkens, oo ah maalqabeenad u dhalatay dalka Holland ,ayaa fasax dalxiis ah ugu maqnayd dalka Vietnam iyada iyo ninka ay u doonneyd, markii diyaarada ay la …

27th November 2026  admin  

Saddexda Qaybood ee Soomaalida ee ka Soo Horjeeda Doorashada Omar Fateh. Doorashada duqa magaalada Minneapolis ee uu u taagan yahay Senator Omar Fateh ayaa dhalisay kala qaybsanaan ka dhex dhalatay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Minnesota. Inkasta badi dadka Soomaaliyeed …

27th November 2026  admin  

Bandhigga dalxiiska Puntland oo sanadka loo doortay degaan dalxiiseedka Mareero ee degmada Boosaaso. …