16th November 2025  admin  Category :

Turkida aaminsan inay ninka madow ka caqli badan yihiin iyo Mooryaan ay adeegsanayaan ama tababarteen ayaa dabada ka riixaya wararka been abuurka ah ee la leeyahay Boosaaso ayuu ka soo degaan hubka lagu xasuuqayo reer Suudaan.

ninkii caadaa ee argagixisada ahaa ee ugu danbeeyey Buuraha Cal miskaad wuxuu ajaa Turki, waxa jira kuwa badan oo is qarinaya oo ku nool gudaha Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*