Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Trump oo tallaabo milatari ugu hanjabay dal Afrikaan ah oo uu xagjirnimo Islaami ah ku eedeeyay Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa bulshada ee Truth Social ku sheegay inuu qaadayo tallaabo milatari haddii dalkan ku yaalla …

27th November 2026 admin
Ma ilbaxnimo mise qabyaalad,maxey ku saleysan tahay kala qeybsananta Soomaalida kala taageereysa Cumar Faatax iyo Jacob frey yaase go’aamiya Doorashada Mayarka Minneapolis? …

27th November 2026 admin
Sida jbahadda RSF u xasuuqayaan , kufsanayaan una bililiqaysanayaan shacabka Suudaan waxay la mid tahay siddii ay jabhadda USC yeelayeen markii ay soo galeen Koonfurta Soomaaliya oo iyaguna xasuuq sidaas oo kale ah u gaysteen beelihii kale ee Soomaaliyeed oo …

27th November 2026 admin
Maxaa loo raali gelinayaa Haddii ayna caasimadda rabin Caasimadda Puntland ee Garowe, ayaa noqotay magaalo afduub u haysta Puntland inteedii kale, taasina waxay keentay deeqihii caalamka oo nooc walba leh in Siyaasiyiinta iyo isimada Ciise maxamuud ee magaaladaas lagu maslaxo.…







