Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Ambassador Mohamed Cali Seeraar, oo ku geeriyooday Magaalada Toronto ee dalka Canada.  Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, …

27th November 2026  admin  

La taliyaha Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump oo ah Cunsuri caan baxay Stephen Miller ayaa bartiisa X ku weeraray Hamse Warfaa, La Taliyahii hore ee Madaxwayne Joe Biden u joogay wazaarada arimaha dibada ee Maraykanka. Stephen ayaa hadalkan kusoo lifaaqay waraysi …

27th November 2026  admin  

Waa tuma Ghazala Hashmi, haweeneydii ugu horreysay ee Muslimad ah ee barasaab ku xigeen ka noqota Mareykanka? Musharraxa Dimuquraaddiga Zohran Mamdani ayaa guushii uu ka gaaray doorashada duqa magaalada New York waxay ahayd tii ugu caansaneyd, balse ma ahayn qofka …

27th November 2026  admin  

Shir muhim ah oo Maraykanku qaadacay ka qayb galkiisa oo ka dhacaya dal ku yaalla Afrika Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan jiri doonin masuul ka tirsan dowladda Maraykanka oo ka qaybgali doona shir-madaxeedka Kooxda G-20 ee ka dhici …