Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Waxaa guul noogu soo dhammaaday 20-12-2025 Shirwaynihii Aayo-katashiga Soomaaliyeed ee saddexda cisho noo socday, waxaana ka rajaynaynaa madaxda qaranka in ay u dhaga nuglaadaan Baaqa Kismaayo. Mahdsnidin. …

27th November 2026  admin  

Siyaasiyiinta Hawiye mar kasta oo ay fashilmaan waa inay qabiil ku kiciyaan beeshooda, iyaga oo dhufays ka dhiganaya Caasimaddii Soomaalidu wada lahayd oo ay hadda gaar u sheegtaan Siyaasiyiintii Haweiye ee madaxda ka ahaa jabhaddii USC, markii ay dawladda Soomaaliyeed …

27th November 2026  admin  

Dhakhtarkii geerida: “Xarun caafimaad ayuu xabaalo u beddelay” isaga oo sumaynaya bukaannadiisa Dhakhtar suuxiye ah (anesthesiologist) oo Faransiis ah, oo ay dacwad-oogayaashu u yaqaannaan “Digtoorkii Geerida”, ayaa lagu xukumay xabsi daa’in. Dhakhtarka 53 jirka ah, Frédéric Pechier, waxaa lagu eedeeyay …

27th November 2026  admin  

Gobolka Dagestan ee dalka ruushka ayaa diyaarad ay saarnaayeen Afar farsamo yaqaan iyo duuliye ay soo dhacday, ka dib markii duuliyihii uu lumiyey jihayntii diyaaradda A tragic #helicopter crash in #Russia claimed the lives of five people, including four employees …