Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Maxkamd ku taalla dalka Ireland gaar ahaanna magaalada caasimadda ah ee Dublin ayaa xukun ku riday diblumaasi Soomaaliya ka tirsan oo lagu magacaabo Cabdifataax Maxamed loona garan og yahay Xuseen kaas oo lagu helay in uu waddanka Ireland si sharci …

27th November 2026  admin  

Mahaday waxay ka tirsan tahay gobolka uu madaxweynuhu ka soo jeedo ee Shabeelaaha dhexe ee caasimaddu u tahay Jowhar. Xilligii dawladdii dhexe ee Soomaaliya oo weriyahan aan hoos ku xusnay muuqaalkiisa ka hadlayo, magaalada Mahaday, degmada Jowar ee gobolka Shabeelaha …

27th November 2026  admin  

I was born in DC and proud to represent MPLS in the MN Senate. Nice try @JDVance. My father came to America on a scholarship in the early 60’s, during the civil rights era, and earned a masters in …

27th November 2026  admin  

Gobolka Minnesota ee dalka MaRAYKANKA, ayaa shacabkii ku noolaa aad uga soo hor jeesteen Ciidamada uu madaxweyne Trumpo u samaystay inuu ku argagax geliyo soo gelitaanka Maraykanka ee aan caddaank ahayn Protests in Minnesota are calling for ICE to be …