Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

“Waxa ay madaxda Dowladda Federaalku sameysteen hannaan doorasho oo sharcigiisa, guddiyadiisa, qalabkiisa, hawl-wadeenadiisa iyo maalgalintiisaba ayagu gacanta ku hayaan, ogyihiinna natiijada kasoo baxaysa, taasoo khatar weyn ku ah dhabbaha sharciyadda iyo dowlad la aqoonsan yahay oo dalku yeesho.” …

27th November 2026  admin  

Maxay yihiin howlaha loo igmaday xafiiska UN-ka ee Soomaaliya ee la sheegay in la xirayo? Golaha Ammaanka ayaa kordhiyay waqtiga oggolaanshaha Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ilaa 31 December 2026. Golaha ayaa si wada jir ah …

27th November 2026  admin  

Sida muuqata siyaasiyiinta Hawiye diyaar uma aha dawladnimo\ …

27th November 2026  admin  

Dowladda Mareykanka ayaa u muuqata iney Somalia kala laabatay taageeradii ay siin jirtay sida Wakiilkooda Gollaha amaanka shaaciyay goor dhaweyd. Gollaha amaanka Qaramadda Midoobay ayaa laga sheegay in Somalia looga baahan yahay iney isku filnaanto sidaas darteedna Mareykanka joojiyay taageeradii …