17th July 2026  admin  Category :

“Waxa ay madaxda Dowladda Federaalku sameysteen hannaan doorasho oo sharcigiisa, guddiyadiisa, qalabkiisa, hawl-wadeenadiisa iyo maalgalintiisaba ayagu gacanta ku hayaan, ogyihiinna natiijada kasoo baxaysa, taasoo khatar weyn ku ah dhabbaha sharciyadda iyo dowlad la aqoonsan yahay oo dalku yeesho.”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*