18th July 2026  admin  Category :

Dowladda Mareykanka ayaa u muuqata iney Somalia kala laabatay taageeradii ay siin jirtay sida Wakiilkooda Gollaha amaanka shaaciyay goor dhaweyd.

Gollaha amaanka Qaramadda Midoobay ayaa laga sheegay in Somalia looga baahan yahay iney isku filnaanto sidaas darteedna Mareykanka joojiyay taageeradii dhaqaale ee uu siin jiray.

Gollaha amaanka waxey isku raaceen in la jaro lacagta taakulada Ciidanka Nabad ilaalinta sidaas darteed dhawaan ayey isaga bixi doonaan Somalia.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*