Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Maraykanka ayaa duqeymo culus ka fuliyay waqooyi‑galbeed Nigeria, sida uu shaaciyay Madaxweyne Donald Trump. Weerarada ayaa lagu qaaday goobo ay ku sugnaayeen kooxda Daac*sh, iyadoo Trump ku eedeeyay inay dilaan Masiixiyiinta. Donald Trump says US has carried out deadly strikes …

27th November 2026 admin
Guddoomiye ku xigeenka gobalka Minnesota Peggy Flanagan ayaa booqatay suuqa Karmel iyo qaar ka mida goobaha ganacsiga ee Soomaalida. Hogaamiyayaasha Soomaalida ayaa aad…u soo dhaweeyay taageerada iyo booqashada Peggy Flanagan, waxayna sheegeen inay kala garanayaan madaxda dhinac istaagay Soomaalida iyo …

27th November 2026 admin
Cali xoosh oo doorashada Muqdisho khibrad uu ka so bartay Laascaanood ku siyaadiyey. Markii la qabanayey Doorashada maamulka Waqooyi Bari sanadkan, ayaa xeelad u sameeyey Cali Xoosh ee ahayd in Barkacayaal ka tegay gobolka Sanaag ku khasbo inay u codeeyaan …

27th November 2026 admin
Siyaasiyiinta beesha Dhulbahante oo sheegay in wada hadal ay dawladda fedewraalku ogtahay ay u wada socdan iyaga iyio beesha Isaaq. Wada hadalkan oo sida muuqata qarsoodi ahaa ayaa hadda banaanka yimid, waana sida had iyo jeer doonayeen siyaasiyiinta Koonfureed ee …







