9th July 2026  admin  Category :

Maraykanka ayaa duqeymo culus ka fuliyay waqooyi‑galbeed Nigeria, sida uu shaaciyay Madaxweyne Donald Trump.

Weerarada ayaa lagu qaaday goobo ay ku sugnaayeen kooxda Daac*sh, iyadoo Trump ku eedeeyay inay dilaan Masiixiyiinta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*