
14th July 2026 admin Category :
Guddoomiye ku xigeenka gobalka Minnesota Peggy Flanagan ayaa booqatay suuqa Karmel iyo qaar ka mida goobaha ganacsiga ee Soomaalida.
Hogaamiyayaasha Soomaalida ayaa aad…u soo dhaweeyay taageerada iyo booqashada Peggy Flanagan, waxayna sheegeen inay kala garanayaan madaxda dhinac istaagay Soomaalida iyo kuwa ka dhuuntay marka ay garabka u baahdeen.







