11th July 2026  admin  Category :

Cali xoosh oo doorashada Muqdisho khibrad uu ka so bartay Laascaanood ku siyaadiyey.

Markii la qabanayey Doorashada maamulka Waqooyi Bari sanadkan, ayaa xeelad u sameeyey Cali Xoosh ee ahayd in Barkacayaal ka tegay gobolka Sanaag ku khasbo inay u codeeyaan Firdhiye ayuu uga faaiideeyey kooxda Muqdisho taas oo keentay inay khasbaan Barakacayaashii nolol maalmedkooda la tacaalayey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*