Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Khudbadda Ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ee munaasabadda saxiixa hishiiska is afgarad ee horumarinta garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacayo. Ku-simaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland, H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa caawa goob …

27th November 2026 admin
Doorashada aanu berito Muqdisho ku qabsanayno waa ka duwan tahay kuwii ay beelaha kale ay ku qabsan jireen Muqdishom sida beesha Isaaq oo uu ku soo baxay Raisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya …

27th November 2026 admin
Aduunku Berito ayuu dhamaanayaa waxa ka bad baadaya oo qura Qofkii doomahayga soo raaca Dadkan ka soo jeeda dalka Ghana ee Afrikada galbeed ayaa aad ugu deg degsan si ay u heli lahaayeen halkii ay ka fuuli lahaayeen ama ka …

27th November 2026 admin
Ciidamaddii Gaarhaye iyo Dhiirane ee Wacdaraha ka dhigay dagaalkii Argagixisada looga sifeenayey buuraha Calmiskaad ayaa ku soo laabtay Cawsane iyo Ceel daahir …







