
15th July 2026 admin Category :
Aduunku Berito ayuu dhamaanayaa waxa ka bad baadaya oo qura Qofkii doomahayga soo raaca
Dadkan ka soo jeeda dalka Ghana ee Afrikada galbeed ayaa aad ugu deg degsan si ay u heli lahaayeen halkii ay ka fuuli lahaayeen ama ka fariisan lahaayeen sideed Doonyood oo u sameeyey Eboh Noah, oo u sheegta inuu Nebi yahay oo ku yidhi aduunku maalinta berito ah ayuu ku dhamaanayaa Fatahaad iyo Daadad soo rogmanaya, waxaana ka bad baadi doona oo qura Qofka Doonyahayga soo raaca
.

Thereโs Problems oo. A big problem.
— Ozor Ndi Ozor (@OzorNdiOzor) December 24, 2025
Happening live in ๐บ๐ป๐ด๐๐ด๐ฌ๐ญ .
Ghanians are hurrying to secure spots in one of the 8 arks built by Prophet Eboh Noah, who claims God revealed that the world will end tomorrow, December 25th, by flooding, and only those in his ark will beโฆ https://t.co/dfz87EVRRq pic.twitter.com/RnC1rwaGLJ







