23rd January 2026  admin  Category :

Siyaasiyiinta Hawiye mar kasta oo ay fashilmaan waa inay qabiil ku kiciyaan beeshooda, iyaga oo dhufays ka dhiganaya Caasimaddii Soomaalidu wada lahayd oo ay hadda gaar u sheegtaan

Siyaasiyiintii Haweiye ee madaxda ka ahaa jabhaddii USC, markii ay dawladda Soomaaliyeed Qabiil ku rideen 1991, oo ay ku adkaatay inay umaddii Soomaaliyeed isu keenaan oo ay hogaamiyaan, waxay hadana bilaabeen inay yiraahdaan si ay inoogu fududaato inaynu dalka hogaamino waa inaynu xasuuqnaa Soomaalida kale oo AAN ka soo jeedin b eeshhaku abtirsta USC.

Arinta qabiilka lagu kicinayo markii xil la raadinayo iyo markii la doonayo in waqti lagu darsado ayaa noqotay ololaha ugu fudud ee siyaasiyiinta Hawiye ay xil ku heli karaan

Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya Fiq, oo daba socda dhaqankii ay ku caano maaleen oo uu wasiirka ku noqday ayaa maanta mar kale beeshiisa ku kicinaya qabiil

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*