
10th November 2025 admin Category :
Mudaharaad ay ka qayb galeen malaayiin reer Kamaruun ah ayaa lagu xidhay Jidadka iyo xarumaha ganacsiga ee dalkaa iyadoo looga soo hor jeedo doorashaddii uu dhowaan ku guulaystay Paul Biya.
Madaxweynha Cameroont, Paul Biya waa 92 jir.
Gudoomiyaha Aqalka sare , Marcel Njifenji waa 91 jir.
Taliyaha Ciidanka , Rene Meka waa 86.
Gudoomiyaha Aqalka hoose , Cavayé Yéguié Djibril waa 85.
Gudoomiyaha maxkamadda dastuurka , Clément Atangana waa 84.
Empty streets in cities across Cameroon 🇨🇲 as millions of people are participating in a nationwide strike to protest the election victory of Paul Biya.
— Thomas van Linge (@ThomasVLinge) October 31, 2025
These are the streets in the city of Bafang. pic.twitter.com/1elSQKXbbA







