Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Maxaa ka jira in Hungary iyo Turkey ay u heshiiyeen Sweden? Ma jiro heshiis ka dhaxeeya Hungary iyo Turkey oo ku aadan ansixinta codsiga Sweden ee xubinnimada NATO, waxaa sidaas maanta sheegay ra’iisul wasaaraha Hungary Viktor Orbán. Orbán ayaa sheegay …

24th September 2024  admin  

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, oo uu garab fadhiyo Ugaas Mahamed Ugaas Ahmed Ugaas Faarax , ayaa sheegay inuu dhigayo godasga shir Daarood Waa cadaan doonta sida caanaha geela waxa uu darood doonaya~ Garaad Jamac Garaad Cali pic.twitter.com/Yxzcoy3PI6 — …

24th September 2024  admin  

RW Xamze oo furay shirkii Irir Samaale ee uu maal gelin jiray Kaligii taliyaha Jabuuti Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi oo aan inta badan dalka aan ka dhoofin ayaa dhowaan diyaarad u qaatay Dalka Jabuuti, si uu halkaa uga furo …

24th September 2024  admin  

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo deeq lacageed ka guddoomay Safiirka Shiinaha Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta waxa uu Dowladda Shiinaha kala wareegay lacag dhan 1,000,000 oo Dollar,  taas oo ay uga qaybqadanayaan gurmadka loo sameenayo …