26th July 2024  admin  Category :

Shaqaaqo dhimasho iyo dhaawac sababtay oo ka dhacday Laascaanood

Shaqaaqo dhismasho iyo dhaawac sababtay ayaa saaka ka dhacday Dhanka Bari ee magaalada Laascaanood, gaar ahaan Maraaga, taasi oo sababtay dhimasho iyo dhaawac, sida ay sheegeen dadka degaanka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*