Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni, ayaa maanta Magaalada Nairobi kulan kula qaatay Wakiillada Beesha Caalamka oo ay ka mid yihiin Safiirada Qaramada Midoobey, Midowga Europe ,UK, Denmark, Norway , Canada , Germany, Sweden iyo diblomaasiyiin sarre oo …

27th November 2026  admin  

Lyle Gittens oo 108 jir ah, iyo Eleanor Gittens, oo 107 jir ah, ayaa noqday lamaanihii ugu waqtiga dheeraa oo is qabay/ Waxay is guursadeen 1942, 83 sano ayeey ias qabaan …

27th November 2026  admin  

Dhahar iyo Garowe waa inay isku sharci noqdaan Dhowr bilood ka hoe, markii ciidan sheegtay inay ka mid yihiin dawladda Federaalka lagu arkay magaalada Dhahar, dawladda Puntland dagaal ayeey ku qaaday magaaladaas , waxaana halkaas ka dhashay khaasare dhimasho iyo …

27th November 2026  admin  

Maamulka Waqooyi Bari Ma sii shaqayn doonaa? Imaanshiyaha Madaxwayne Xasan Culusoow ee magaalada Laascaanood, waa mid muujinaysa in Soomaaliland wax la yiraahdaa aysan jirin. Khariidadii uu Cirro dhawaan guddoonsiiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil ay iyana tahay mid aan waxba …