Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi ka socda Dowladda Turkiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Turkiga oo uu hoggaaminayo Agaasimaha Waaxda Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Mudane …

27th November 2026  admin  

Labo Ajaaniib oo katirsanaa kooxda Argagixiso ee Daac1sh ayaa isku dhiibay ciidanka difaaca Puntland ee kusugan buuraleyda Calmiskaat, iyagoo ka faa’iideysanaya waraaqo loo daadiyey todobaad kahor oo loogu sheegayay in ay is dhiibi karaan maalmo gudahood. Ciidanka Puntland ayaa guulo …

27th November 2026  admin  

Sawirka markab dagaal oo weerar ku socda dhiigna ka da’ayo oo lagu dhajiyay fagaare ku yaalla Iran Inta badan warbaahinta Iran ayaa daabacday sawir cusub oo laga dhajiyay fagaaraha Kacaanka ee magaalada Tehran, kaasoo muujinaya markab diyaaradeed oo Mareykan ah …

27th November 2026  admin  

Madaxweynihii Soomaaliya oo loo didday dal ku galka Maraykankanka Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Culusoow oo lagu waday inuu u safro Mareykanka si uu u guddoomiye kulanka-guud ee Golaha Ammaanka ee New York ka dhacaya ayaa jadd la sheegaayaa in loo diiday …