14th July 2026  admin  Category :

Madaxweynihii Soomaaliya oo loo didday dal ku galka Maraykankanka

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Culusoow oo lagu waday inuu u safro Mareykanka si uu u guddoomiye kulanka-guud ee Golaha Ammaanka ee New York ka dhacaya ayaa jadd la sheegaayaa in loo diiday dal ku galkuii uu Maraykanka ku geli lahaa , halka madaxda Villa Wardheehley ay iyagu yiraahdeen cimilada New york ayaa xun oo madaxweynuhu uma safri karo Maraykianka. Dhowr mar oo hore ayaa ninka waalan ee ka taliya Maraykanku uu sheegay in Soomaaliya ay Dawladi ka jirin oo aan haba yaraatee loo jawaabin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*