Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

‘Kala bar saaxiibbaday ayaa la dilay’ gabdhihii ku soo noqday iskuul uu dagaalku ku qabsaday Waxay ahayd maalin caadi ah ee matanaahan 18 jirka ah Makarem iyo Ikram, markii iskuulkooda uu dagaalku qabsaday. Makarem waxay ku jirtay fasalka suugaanta Ingiriisiga, …

27th November 2026  admin  

Roox:- Ciidan beeleed isku horfadhiya miyiga deegaanka Roox ee gobolka Mudug, oo lagu guuleystay in la kala durjiyo iyagoo u kala guuray goobo loo kala asteeyay inay tagaan. Ciidamo uu hogaaminayo Gen Fu’aad Xanaano ayaa ku kala dhex jiray labada …

27th November 2026  admin  

Ciidanka ilaalinta socdaalka iyo kastamada Mareykanka (ICE) ayaa qof kale toogasho ku dilay koonfurta magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, saddex toddobaad ka hor markii sidan oo kale ay ICE toogasho uga geysatay Minnesota, xilli ay gobolkaa ka socdaan bannaanbaxyo lagu …

27th November 2026  admin  

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa galabta Nairobi kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka oo isugu jira Safiirada Qaramada Midoobey, Midowga Europe, UK & USA. Kulanka ayaa looga hadlay sidii xal deg deg ah looga gaari lahaa Dastuurka iyo arrimaha Doorashooyinka. #Nairobi…