12th August 2026  admin  Category :

Ciidanka ilaalinta socdaalka iyo kastamada Mareykanka (ICE) ayaa qof kale toogasho ku dilay koonfurta magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, saddex toddobaad ka hor markii sidan oo kale ay ICE toogasho uga geysatay Minnesota, xilli ay gobolkaa ka socdaan bannaanbaxyo lagu diidanyahay howlgalka ICE ay ku qab qabanayso dadka soogalootiga ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*