
12th August 2026 admin Category :
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa galabta Nairobi kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka oo isugu jira Safiirada Qaramada Midoobey, Midowga Europe, UK & USA. Kulanka ayaa looga hadlay sidii xal deg deg ah looga gaari lahaa Dastuurka iyo arrimaha Doorashooyinka.
#Nairobi, Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa galabta Nairobi kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka oo isugu jira Safiirada Qaramada Midoobey, Midowga Europe, UK & USA.
— Jama Deperani (@jama_deperani) January 24, 2026
Kulanka ayaa looga hadlay sidii xal deg deg ah looga gaari lahaa Dastuurka iyo arrimaha Doorashooyinka. pic.twitter.com/WvWiYnIKJE







