12th August 2026  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni, ayaa maanta Magaalada Nairobi kulan kula qaatay Wakiillada Beesha Caalamka oo ay ka mid yihiin Safiirada Qaramada Midoobey, Midowga Europe ,UK, Denmark, Norway , Canada , Germany, Sweden iyo diblomaasiyiin sarre oo ka tirsan safaaradaha USA, Switzerland, Finland, France , Netherlands iyo World Bank.

Waxaa ka warbixiyey Kulanka Af-hayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda Puntland, Mudane Jaamac Yuusuf Dabaraani.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*