
12th August 2026 admin Category :
Roox:- Ciidan beeleed isku horfadhiya miyiga deegaanka Roox ee gobolka Mudug, oo lagu guuleystay in la kala durjiyo iyagoo u kala guuray goobo loo kala asteeyay inay tagaan.
Ciidamo uu hogaaminayo Gen Fu’aad Xanaano ayaa ku kala dhex jiray labada dhinac, iyadoo ay socdeen wada hadallo ay wadeen wasiirro, xildhibaano, maamulka Degmada, iyo gobolka Mudug, Taliyaha Qaybta Iyo nabaddoonno.







