Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Maxaa laga yeelayaa ajaanibta Turkiga iyo Sacuudiga ka mid yihiin ee ay qabatay Puntland? Maamul Goboleedka Puntland ayaa sii daayey liis ay ku jiraan magacyada, sawirrada iyo dalalka ay ka soo kala jeedaan in ka badan kontomeeyo dagaalyahanno ka tirsanaa …

27th November 2026  admin  

Madaxweyne ku xigeenkii Khaatumo oon quus ka taagan maamulkiisii Madaxweyne ku xigeenka maamulka Laascaanood Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo maalmahan ay si khaldan ula dhaqmayeen Hogaanka Khaatumo ee Xiriirka la leh madaxda Soomaaliyed ee Federaalka ila ay gaartay in maalintii shalay …

27th November 2026  admin  

Imaanshiyaha Madaxwayne Xasan Culusoow ee magaalada Laascaanood, waa mid muujinaysa in Soomaaliland wax la yiraahdaa aysan jirin. Khariidadii uu Cirro dhawaan guddoonsiiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil ay iyana tahay mid aan waxba ka jirin, dhulka Soomaaliyeedna aan la kala …

27th November 2026  admin  

General Moses Ali. oo 86 jir ah, ayaa ku guulaysatay in dib loogu doorto Xildhibaan ka tirsan NRM oo laga soo doorto Adjumani West Constituency ee doorashada Uganda Ugandan πŸ‡ΊπŸ‡¬ 86-year-old Moses Ali has been re-elected as Adjumani West MP …