
12th August 2026 admin Category :
Madaxweyne ku xigeenkii Khaatumo oon quus ka taagan maamulkiisii
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Laascaanood Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo maalmahan ay si khaldan ula dhaqmayeen Hogaanka Khaatumo ee Xiriirka la leh madaxda Soomaaliyed ee Federaalka ila ay gaartay in maalintii shalay u diidaan inuu ka khudbadeeyo Madashii Calemo saarka ee Laascaanood oo taas bedelkeeda MIC. la siiyey dhalinyaradii baraha Pulshada ee la socotay madaxweynaha ayaa hadda u muuqda inuu quus ka taagan yahay maamulkiisii uuna doonayo inuu is casilo







