Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Abubakar Cabdullaahi: Imaamka heystay billad-sharafta ugu sarreysa diinta oo geeriyooday Imaam u dhashay dalka Nayjeeriya oo helay aqoonsi caalami ah oo uu ku badbaadiyay boqollaal qof oo u badan dad Kiristaan ​​ah intii ay rabshaduhu ka dillaaceen dalkaas ayaa geeriyooday …

27th November 2026  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh “Laascaanood waa magaaladii midnimada Soomaaliya, waa astaantii midnimada, waa astaantii Soomaalinimada” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali iyo Madaxweyne …

27th November 2026  admin  

Waa Qaar ka mid ah maxaabiista Ajaanibta ah ee Daacish oo lagu qabtay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda Calmiskaad, waxay u kala dhasheen Turkey , Saudi Arabia, Morocco , Ethiopia, Syria Iyo Tanzania. Geesiyaasha Ciidankeenna Puntland oo …

27th November 2026  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa gaaray magaalada Laascaanood xarunta Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Masuuliyiin kala duwan iyo shacabka Laascaanood ayaa soo dhawaayey wafdiga Ra’iisul Wasaaraha. …