16th July 2026  admin  Category :

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa gaaray magaalada Laascaanood xarunta Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Masuuliyiin kala duwan iyo shacabka Laascaanood ayaa soo dhawaayey wafdiga Ra’iisul Wasaaraha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*