12th August 2026  admin  Category :

Dhahar iyo Garowe waa inay isku sharci noqdaan

Dhowr bilood ka hoe, markii ciidan sheegtay inay ka mid yihiin dawladda Federaalka lagu arkay magaalada Dhahar, dawladda Puntland dagaal ayeey ku qaaday magaaladaas , waxaana halkaas ka dhashay khaasare dhimasho iyo hanti bur burtayba leh.

Dhowaan maleesho Beeleed ka soo jeeda beesha Ciise Maxamuud ee fadhigoodu yahay Garowe ayaa aaday Laascaanood iyaga oo ilaalinayey madal la doonayey in lagu wiiqo midnimada Bulshada Puntland. Taliyaha ciidankan watay oo lagu magcaabo Jimcaale ayaa shegay inay ka amar qaataan Dawladda Federaalka , Taliyahan intaanu ka bixin magaalada Garowe wuxuu sheegay inaan dawladan ka jirin Puntland , isagoo dhow mar oo horena dagaal lagu barakacay ka riday Caasamidda Garowe oo dhufaysuah, gaarna ay u sheegtaan beel ahaan

Taliyahani keligiis ciidanka beesha Ciise Maxamuud kama sii galbin Gaeowe , ee waxa la socday Suldaankoodii Suldaan Garaase, siyaasigoodii Puntland Shire Abgaal iyo siyaasigoodii Federaalka Cali Xoosh oo ku sugayey Laascaanood. Intuba waa mucaarad oo waxay ka caraysan yihiin madaxweynaha hadda jooga Sixiid Deni, ayaa siday aaminsan yihiin hagbaddii dhaafiyey

Sidoo kale waxa degaamada Puntland ka baxay oo iyaguna ka amar qaata dawladda federaalka maleeshiyaad kale oo ka madax banaan dawladda Puntland oo ay hogaamiyaan Boqor Burhaan iyo Ina Diyaano, maleeshiyaadkan labaatan sano ayaa lagu dhibayey bulshada Puntland ilaa hadana ma jiro qof maxkamad loo soo taagay. Waxa ugu danbaysay markii Ina Diyaano xilka Agaasimaha laga qaaday oo magaalada Boosaaso u qaybiyey madaafiicda dhaliyey dilka iyo Barakaca.

Wa shacabka Boosaaso oo ka barakacay duqayntii Ina Diyaano uu difaaco Boqor Burhaan

Intan oo Qof oo ka soo jeeda beesha Majeerteen uu weheliyo hal qof oo keliya waxay ka qayb galaan oo buun buun buuniyeen shir la doonayey in la wiiqo ama lagu bur burburyo midnimada shacabka Puntland

Boqor Burhaan

Suldaan Garaase

Cali Xoosh

Shire Abgaal

Ina Diyaano

Jimcaale

Caaqil Cumar Maxamuud Xassan

Nabadoon Ciise Yuusuf Guuleed

Nabadoon Abdifataax Cismaan Fikad

Nabadoon Abdixakiin Xaaji Cismaan Yackoo

Nabadoon Mire Siciid Aw-Axmed

Nabadoon Faarax Xaaji Cismaan Caraale

Nabadoon Barkhad Khaliif Cali Yuusuf

Nabadoon Abdifataax Khaalid Cilmi

Ganacsade Maxamuud Abshir Ismaaciil ( Kaare )

Nabadoon Maxamed Salaad Saalax ( Laakeeye )

Nabadoon Cabdicasiis Maxamed Aw-Cali

Nabadoon Sahal Salaad Wiido

Samadoon Abdirashiid Shire Dhogor-Libaax

Samadoon Maxamed Yaasiin Muuse Miicaad

Samadoon Muxiyadiin Siciid Xaaji Nuur

Samadoon Abdi Axmed Ciise Boombalo

Samadoon Axmed Ciise

Zakariyr Isticmaar

Dahamaan Maleeshiyaadkii sheegtay inay ka amar qaataan dawladda Federalka oo loo samaystay sidii kuwii Dhahareed in lagu bur buriyo Puntland dhamaantood si nabad qab ah yeey ku soo laabteen oo ku joogaan Qardho iyo Garowe’. Mana jirto madaafiic lagu garaacay magaalooyinkaas

Ugu danbayntii Garaase iyo Burhaan waa is mahadiyeen waxayna u qaateen in sharciga ka weyn yihiin oo waxay sameeyaan wiilashooda Xasan Abgaal iyo Ina Diyaano aan cidina kula xisaabtamayn. Waxa la gaaray xilligii ay xaqiiqda ogaan lahaayeen iyo in Puntland labo ahay oo sharciga ka hor keeni lahaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*