26th July 2024  admin  Category :

Garoonka Baraawe markaad aragatay soo ma ogaan sababta uu Caalamku Soomaaliya ugu aqoonsaday dalka iyo dadka ugu musuqmaasaq badan Caalamka oo dhan . In Soomaaliya uu Musuqmaasaqu aanu ceeb ka ahayn oo kan wax dhaca ama musuqmaasaqa loogu jecel yahay , kii daacad ah oo dalkiisa wax u qabanaya lagu yeedho Miskiin muuqaalka hoose ayaad ka arki doontaan oo madaxda Federaalku iyo kuwa Koonfur galbeed ay hal dhisme oo Baraawe ku yaala ku sheegeen inay ku baxday Afar milyan oo doolar. Hadda markii la ogaaday Musuqmaasaqa ay sameeyeen ayeey waxay leeyihiin Garoonkii ay xariga ka jareen ma dhamaystirna oo howlo badan ayaa u soo socda

https://allsanaag.com/dalkee-ugu-musuqmaasaq-badan-afrika/

https://allsanaag.com/musuqmaasaqa-ka-jira-villa-soomaaliya/

https://allsanaag.com/soomaaliya-oo-kaalinta-kowaad-ka-gashay-musuq-maasaqa/

https://allsanaag.com/soomaaliya-oo-kaalinta-kowaad-ka-gashay-musuqmaasaq/

https://allsanaag.com/dalkan-sidee-ku-horrumaray/

https://allsanaag.com/dhaqankaa-xun-iska-dhaafa/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*