12th May 2026 admin Category :
Maamulka xarunta caafimaadka hooyada iyo dhalaanka ee magaalada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag ayaa wasaaradda caafimaadka iyo bulshada Puntland ka codsaday in loo iibiyo gaariga gurmadka deg-dega ah ee Ambulance