26th July 2024  admin  Category :

Daawo Xildhibaanaddii Koonfur Galbeed oo barxadda Villa Soomaaliya Lacag loogu qaybinayo

Waxaa labadii maalmood ee ugu danbeysay diyaarado looga soo qaadayey magaalada Baydhabo xildhibaano si loo laaluusho oo ay codka u siiyaan musharaxa ay wataan MW Farmaajo, Fahad Yasin iyo RW Khayre.

Warbaahinta Puntlandes ayaa heshay muuqaal laga duubay mar caawa lacag loo qeybiyay xildhibaanadaas, waxaana xildhibaan walba la siiyay 5000 doollar oo lagu sheegay biyo cabaal, waxaana loo ballan qaaday in la siin doono lacag faro badan haddii ay codkooda siiyaan musharaxa Madaxtooyada.

Dowladda Qatar ayaa ku bixinaysa lacag aad u faro badan si meesha looga saaro madaxda hadda ee dawlad Goboleedyada looguna bedelo shaqsiyaad ay wadato Madaxtooyada iyadoo qorshaha u dambeeya uu yahay in fadaraalka Soomaalidu ku heshiisay la burburiyo.

 

Magacyada Xildhibaanada laga soo qaaday Koonfur galbeed

1-Xil. Xasan Adan Macalin

2- Xil. Xasan Ali Abdinur (xasanow)
3- Xil Shekh Maxmuud Abdi ali
4- Xil  C.qaadir shacbaan dhegacade
5- Xil  Sitey Maxamed Abuu
6- Xil  Ilyaas Xasan Ali
7- Xil  Ibraahim nur Abdullahi
8- Xil  Abiikar Nuur C.laahi
9- Xil  Cadi Xasan Abdi (Kushuk)

10- Xil  Maxamed Ali maxamed
11- Xil Adan Xasan Xuaeen
12- Xil  Faadimo Adan Ismaan
13- Xil  Nuur Maxamed Xasan
14- Xil  Ibraahim Abdi C.raxmaan
15- Xil  Maxamed Mqclin Cabdulle
16- Xil  C.wahaab C.laahi Madow
17- Xil  Maxdiin Xaaji Cadow
18- Xil  Xaawo Maxamed Ibraahim
19- Xil  Faayow Cabdi Buule
20- Xil  Shaacir Cumar Beyle
21- Xil  C.laahi Cabdulle Xasan
22- Xil  Xasan Cumar Maxamed
23- Xil  Abuukar Xuseen Xasan
24- Xil  C.nuur Yerow Ismaan
25- Xil  C.laahi Maxamed Cabdi
26- Xil  Maxamed C.qadir Macali
27- Xil  Aamino Ibraahim Salaad
28- Xil  Dhubbad Maxamed Dhaqane
29- Xil  Adan Habiib Xasan
30- Xil C.laahi Istiin ilmi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*