Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th June 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilay wakiilka hay’adda Qoxootiga Adduunka UNHCR ee Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wakiilka hay’adda Qoxootiga Adduunka UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisee oo ay ka wada hadleen caawinta Qoxootiga  Soomaaliyeed ee dibadda ka soo laabanaya, sidii xal waara loogu heli lahaa dadka dalka gudihiisa ku barakacay […]

5th June 2025  admin  

Khilaaf dhaqan siyaasadeed ayaa ka socda magaalada Ceerigaabo. Dhowaan ayeey ahayd markii dhalinyaro ka soo jeeda beelaha Isaaq ee degan galbeedka magaalada Ceerigaabo ay ka belaabeen Magaaladaas inay derbiyada iyo Dhirta ku sawiraan marada ay gaarka u leeyihiin ay ugu yeedhaan calanka Somaliland. Habeenkii Xalay ayaa dhalinyaro ka soo jeeda Beesha Harti ee degan magaalada […]

5th June 2025  admin  

Guddiga ka hortagga musu-maasuqa oo la howlgaliyay Waxaa maanta Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu daah-furay howlaha uu qaban doono, guddiga madaxa bannaan ee ka hortagga musuq-maasuqa Soomaaliya. Munaasabadda daah-furka ayaa waxaa goob joog ka ahaa, madaxweynaha uu xilligiisa dhamaaday, Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Warbixintaan waxaa Muqdisho kasoo diray, Cabdulqadir OK.

5th June 2025  admin  

XIRIIRKA KUBBADDA CAGTA PUNTLAND OO LA KALA DIRAY IYO GO’AAN LAGA SOO SAARAY CIYAARTII NUGAAL IYO SANAAG Guddiga anshaxa ciyaaraha gobolada Puntland ayaa maanta go’aamiyey in lagu celiyo kulankii Nugaal iyo Sanaag ee muranku ka dhashay, waxayna sheegeen in labada kooxood midna khalad lahayn. Guddiga oo soo saaray qoraal ayaa sidoo kale go’aamiyay in ciyaartoydii […]

5th June 2025  admin  

Qoraalka hoose waxa Qoray aqoonyahan ku xiran Allasanaag oo muddo ka dib dalkii tegay Socdaalkaygii puntland bossaso, lasqorey, biyo kulule, qardho, garowe, galkacyo, iyo magaalo xeebedka dekeda laga dhisayo ee garacad. Bismillahi rahmani rahim. Puntland waan farhay waana naxay socdaalkeygii gaabnaa. Dhaliishaydu ma ahan qof iyo qoomiyad toona ee waa wax toosin. Waxaan bogaadinayaa madaxweyne […]

5th June 2025  admin  

Lacag badan ayuu ku maalgeliyey meel cidlo ah oo magaalada ka fog 10km kamana tegin xirfadiisii cunto karinta oo uu kaga shaqayn jirey dalka dibadiisa, | Waa Axmed Village oo ah maalgeliyaha mashruuca The Village oo kuyaala Gaalkacyo